Isagoo ka hor hadlayay kulan ay isugu yimaadeen saraakiil katirsan ciidanka Itoobiya, ayuu General Birhanu Jula, oo ah taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya, wuxuu ku celiyay damacooda la xiriira qabshada badda Soomaaliya.
Halkan Hoose ka Dhegeyso Faahfaahinta oo Dhameestirsan.