Tani waa qissada cajiibka ah ee Salmaan, oo ah wiil da’ yar oo Soomaaliyeed, kaasoo xifdiyay Quraanka kariimka, isagoo aan waxna qorin waxna akhrin.
Hadaba maxaa u suurogeliyay inuu Quraanka xafido, sideese ayay qissadani u tahay mid ilhaamin karta dad badan, gaar ahaan waalidiinta heysta caruurta da’da yar laakiin maskaxdoodu wanaagsantahay?