Wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose ayaa ku guuleystay xirdda fara-biyoodyo dhibaato ku hayay beeraleyda ku dhaqan degmada Kamsuuma.
Mashruucaan lagu xirayo fara biyoodyada saaran wabiga Juba ayaa waxaa iska kaashaday maktabka beeraha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo maamulka wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose, waxa uuna ka soconayaa degaanno katrsan wilaayada.
Laga soo billaabo tuulada Faanga-muunya illaa degaanka Koban ayuu ka socdaa mashruucaan, waxaana ay fara biyoodkaan baabi’inayeen dhul beereed lagu qiyaasay 2-kun oo hiktar oo udhexeeya labadaas degaan.
Halkaan ka Degso Fara-biyoodyada la xiray