HomeAll newsXasan Gurguurte oo Quus Ka Muujiyay Dhaqangalka Canshuurta VAT.

Xasan Gurguurte oo Quus Ka Muujiyay Dhaqangalka Canshuurta VAT.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa quus ka muujiyay dhaqangalka mashruucii VAT ee la doonayay in lagu canshuuro dhaq-dhaqaaq weliba oo ganacsi oo uu sameeyo qofka Soomaaliga ah.

Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ku eedeeyey ganacsatada, iney sameeyeen xeelado kale oo ay kaga baaqsan karaan iney ka go’do lacagta VAT, isagoo ku tilmaamay ganacsatadaas iney tuugo yihiin.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular