Aqoonyahan C/Salaan Ismaaciil oo ku nool wadamada Yurubta ayaa madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ku tilmaamay, nin dhibaato ku haya umadda Soomaaliyeed ayna tahay in la iska qabto.
Waxa uu sheegay in Xasan Sheekh uu boob ku hayo hantida iyo kheyraadka umadda, isagoo sidoo kale ku eedeeyay inuu sabab unoqday in ciidankiisu ay ku le’daan dagaalladii uu ku iclaamiyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.