Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu dhulboob ku hayo madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.
Waxa ay sheegeen in muddo ay dagan yihiin dhulka iminka laga boobayo ooku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh ayay sheegeen in uu dhulboobka ku hayo, islamarkaana dad uu ka iibsaday dhulkooda.
Gudoomiyaha degmada Hodan ayay ku eedeeyeen inuu ka hor istaagay bannaanbax ay dhigi lahaayeen, balse ugu dambeyn ay ku guuleysteen iney dhigaan.
Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka