Aabaha dhalay sarkaal katirsan boliska Dowladda Fedaraalka oo lagu dilay degmada Afgooye ayaa sheegay, in wiilkiisa lagu dilay si gardarro ah.
Sarkaalka oo lagu magacaabo Khaalid, ayaa waxa uu kamid ahaa askar ay ciidanka Sirdoonku ku dileen degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.
Aabah dhalay sarkaalka la dilay ayaa ka hadlay qaabka loo dilay ninkaan, isagoona sheegay in si bareer ah uu udhacay dilkaas.
Halkaan ka Degso Warka Aabaha Dhalay Sarkaalka