Abaartan oo ah mid jirta mudo sanado ah, ayaa waxaa wajahaya dadka ku nool Koofurta dalka Ciraaq gaar ahaan gobolka Thi-Qaar.
Dadka deegaanku waxay sheegeen iney sheegeen iney xaaladoodu kasii dareyso, sababo la xiriirka abaarta daran ee heysata sanadaha xiriirka ah.
Dadka gobolka waxay sheegeen iney ka cabsi qabaan khatarka ka dhalankarta abaarta ee mar waliba saameynta ku leh noloshooda, maadaama dadka badan oo kamid ah ay ka kalluumeysanjireen meelo biyo degeeno ku yaalla gobolka, kuwaasoo haatan sii dhamaanaya, sababo la xiriira abaarta ka jirta deegaanka.
Dadkii ugu badnaa ee deganaa halkaasi ayaa isaga qaxay, iyagoo uguuray magaalooyinkaa ku dhodhow.