Dhobaatooyin kala duwan ayay wajahayaan Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika, kuwaas oo ay kala kulmayaan burcadda udhalatay dalkaas iyo dadka ajaanibta ah ee halkaasi tagay.
Qolyo ajaanib ah ayaa la sheegay iney weerar ku qadeen, xafiis ay Soomaalidu ku leeyihiin dalkaas, iyadoo warbaahinta gudahana ay marin habaabin ku sameysay warkaas.