Dhawaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen degaanka Buulo-xaaji ee duleedka magaalada Kismaayo waxa ay kusoo furteen, dad rayid ah oo xirnaa maamulka la baxay Jubbaland.
Wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose ayaa waxa ay maxaabiistaasi ku wareejisay ehellahooda.