HomeAll newsAskar Isugu Jira Burundeys & Dowladda Fdaraalka oo Lagu Dilay Duleedka Balcad.

Askar Isugu Jira Burundeys & Dowladda Fdaraalka oo Lagu Dilay Duleedka Balcad.

Waxaa maanta ay markale dagaallo culus oo muddo 4 jeer ah lagu jabiyay ciidamada Burundi iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ay ka dhaceen, degaanka Yaaqle ee dhaca duleedka degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe.

Ugu yaraan 9 askari oo isugu jira Burundeys iyo Dowladda Fedaraalka ayaa lagu dilay dagaalladaan, halka lagu dhaawacay 13 kale.

Warar goor dambe la helay ayaa sheegaya, in uu kordhay khasaaraha ciidamada huwanta ah ku gaaray dagaallada, kaas oo dhaawacu gaaray 16 askari.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular