HomeAll newsAskar iyo Maleeshiyaad Isbaarooyin Xad-dhaaf Dhigtay Degaanno Katirsan Sh-dhexe.

Askar iyo Maleeshiyaad Isbaarooyin Xad-dhaaf Dhigtay Degaanno Katirsan Sh-dhexe.

Askar iyo maleeshiyaad geysanaya dhac ka dhan ah gaadiidka iyo dadka ayaa kasoo cusboonaaday degaanno katirsan gobalka Sh-dhexe.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa degaanno katirsan gobalka Sh-dhexe kasoo cusboonaaday askar katirsan Dowladda Fedaraalka iyo maleeshiyaad hubeysan oo dhac ugeysanaya gaadiidka iyo dadka isticmaala wadooyinka.

Dhaca ugu daran ayaa waxa uu ka socdaa inta udhexeysa degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar iyo inta udhexeysa Mahadaay iyo Ceelbaraf.

Mid kamid ah dadka ku sugan gobalka Sh-dhexe ayaa ka warramaya dhibaatada ka jirta degaannadaas.

Halkaan ka Degso Warka Dhaca Askarta iyo Maleeshiyaadka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular