HomeAll newsAskar Kasoo Goosatay Maamulka K/Galbeed oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Askar Kasoo Goosatay Maamulka K/Galbeed oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Askartaan oo ay tiradoodu aheyd 6 askari ayaa waxa ay isagoo baxeen maamulka la baxay Koonfur-galbeed, kaas oo ay in muddo ah ushaqeynayeen.

Waxaa lagu soo bandhigay degmaada Tiyeeglow ee xarunta wilaayada islaaga ah ee Bakool, waxa ayna ka yimaadeen dhanka degmada Waajid.

Halkaan ka Degso Warka Askarta Isa Soo Dhiibtay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular