Wilaayada islaamiga ah ee Gedo ayaa soo bandhigtay askar kasoo goostay Dowladda Fedaraalka.
Askartaan oo tiradoodU 2 aheyd oo lagu kala magacaabaa Guuleed Isxaaq iyo Aadan Macalin Ibraahim, ayaa lagu soo bandhigay degmada Ceelcadde.
Waxa ay ugu horreyn ka warrameen xilligii ay ku biireen ciidanka iyo waxyaabahihii ay la kulmeen intii ay ku jireen.
Sidoo kal waxa ay ka warrameen sida loosoo dhaweeyay, iyagoo baaq udiray askarta wali ku harsan safka shisheeyaha.