HomeAll newsAskari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Muqdisho.

Askari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Muqdisho.

Wrarka ka imaaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya, in askari katirsan Dowladda Fedaraalka uu si bareer ah qof shacab ah ugu dilay gudaha caasimadda.

Ciidanka ayaa dhaqan ka dhigtay leynta dadka rayidka ah, waxaana maarar badan lasoo warinayay falal nuucana ah.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular