Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay, xasradaha siyaasadeed ee heysta Dowladda Federaalka, iyo fashilka shirkii Muqdisho ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada, waxaana ka qeyb galaya Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan, Nabadoon Fartaag iyo Wariye Cabdullaahi Soomaali, Maxamed Cali Aadan ayaana soo jeedinaya.