Wilaayada Islaamiga ee Galgaduud, ayaa waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha walaalaha ah ee Maxmuud Hiraab, Murusade iyo Waceysle, kaasoo looga arinsanayay arimo muhiim ah.
Beelahan saddexda ah oo lagu xusuusto dagaalkii adkaa ee ay kala hortageen, gulufkii Maraykanka iyo Dowladda Federaalka oo iskaashanaya kusoo qaadeen deegaannada lagu maamulo Shareecada Islaamka, ayaa kulankoodan wuxuu daarnaa in la iska wareysto xaaladda dalka.