Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka horyimid mashruuca diwaangelinta dadka, ee uu maamulka Gobolka Banaadir ku dhawaaqay, kaasoo qofkiiba laga doonayo inuu bixiyo lacag dhan 10 dollar.
Diiwaangelinta ayaan ku koobneyn dadka nool, ee waxaa laga doonayaa xitaa qofka dhinto, iyadoo inta aan la aasin ay tahay in la diiwaan geliyo, iyadoo ehelladiisu bixinayaan lacag dhan 10 doollar.
Halkaan ka Degso Warka Diidmada Dadka