HomeAll newsCiidamada Dowladda Federaalka oo Wiil Shacab ah ku Dilay Muqdisho.

Ciidamada Dowladda Federaalka oo Wiil Shacab ah ku Dilay Muqdisho. [Dhagayso]

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa mid kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ay askar katirsan Dowladda Fedaraalka si bareer ah ugu dileen, wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamed Khadar.

Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka, islamarkaana amar ka heysta masuuliyiin katirsan boliska Dowladda Fedaraalka oo uu ugu horreeyo Macallin Mahdi, ayaa waxa ay weerar ku qaadeen guriga uu daganaa wiilka dhalinyarada ah.

Askarta ayaa marka laga yimaado dilka ay ugeysteen wiilka dhalinyarada ah, waxa ay dhaawacyo iyo jirdil ugeysteen haweenkii guriga joogay oo ay ku jiraan hooyadiis iyo walaashiis.

Qaar kamid ah ehellada wiilka dhalinyarada ah ayaa ka warramay sida ay wax udhaceen.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular