HomeAll newsCiidanka Dharcadda oo Dhibaato Ba'an ku Haya Bulshada Muqdisho.

Ciidanka Dharcadda oo Dhibaato Ba’an ku Haya Bulshada Muqdisho.

Askarta dharcadda ee Dowladda Fedaraalka ayaa kordhiyay dhibaatada ay ku hayaan dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa magaa Muqdisho kusii badanayay, dilalka iyo xadgudubyada kale ee ay ciidamada dharcadda ee Dowladda Fedaraalka u geysanayaan dadka rayidka ah, si gaar ah dhalinyarada kaxeysa mootooyinka.

Mid kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka ayaa ka warramaya, dhibaato uu kala kulmay askari katirsan dharcadda Dowladda Fedaraalka, kaas oo si baad ah ku raacay mooto uu watay.

Halkaan ka Degso Warka Dharcada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular