Ciidamada Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa lasoo warinayaa, iney magaalada Jigjiga oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Itoobiya dhac ugu geysteen, gaadiid urarnaa ganacsato Soomaali ah.
Halkaan ka Degso Warka Gaadiidka la Dhacay