HomeAll newsColaada ka Jirta Gudaha Itoobiya oo Mareysa Halkii Ugu Sarreysay.

Colaada ka Jirta Gudaha Itoobiya oo Mareysa Halkii Ugu Sarreysay.[DHAGEYSO WAREYSI]

Colaada ka jirta gudaha Itoobiya ayaa halkii ugu sareysay mareysa, dagaalka ay Qowmiyada Amxaarada xukumada kula jirto ayaana waji cusub yeeshay.

Haddaba mexey yihiin maxaabiista ay sida joogtada ah usoo bandhigayaan Amaxaarada, su’laahas iyo kuwo kale jawaabohooda oo faahfaahsan waxaa wareysigaan kaga jawaabaya Maxamed Daahir oo kamid ah wariyayaasha Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Halkaan ka Degso Wareysiga Xaaladihii Ugu Dambeeyay ee Itoobiya

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular