Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay iska hor’imaad ka dhacay degmada Baran oo katirsan gobalka Sanaag.
Iska hor’imaadka ayaa udhexeeyay ciidamada maamulka la baxay Puntland iyo kuwa doonayay iney dhisaan maamul ka madax bannaan kan Puntland.
Ugu yaraan 2 askari ayaa ku dhaawacantay iska hor’imaadka, halka mudaarahaad ka dhacay isla magaaladaasna uu ku dhuntay 1 ruux.
Halkaan ka Degso Warka Daagaalka Baran