Habeenkii xalay waxaa degmada Luuq ka dhacay, dagaaal udhexeeyay 2 maleeshiyo beeleed oo wada daga degmadaas.
Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, walow aanan helin inta uu la egyahay.
Xiisad ka dhalatay dagaalka ayaa ka taagan degmada, taas oo saameyn ku yeelatay dalka.
Masuuliyiinta maamulka Dowladda Fedaraalka iyo kuwa la baxay Jubbaland, ayaa lasoo warinayaa iney isaga baxeen degmada, iyadoo dadka qaar ay ku eedeynayaan iney iyagu hurinayaan dagaalka.