Dhalinyaro ku xirneyd dallka Liibiya ayay usuuragashay iney dib ugu soo noqdaan Soomaaliya.
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo dagay, ku dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla dalka Liibiya.
Dhalinyarada ayaa markii ay kasoo dageen garoonka waxa ay ka warameen, dhibtaada ay kula kulmeen dalka Liibiya.