Qoysas ku nool magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay, in lagu hayo dhulboob ay sheegeen iney ka dameeyaan, mas’uuliyiin katirsan Dowladda Fedaraalka iyo shaqsiyaad ganacsato ah.
Dukumiintiyo been ah ayey sheegeen in dhulkooda loosoo sameystay, waxayna carabbka ku dhufteen iney iyagu heystaan kuwa rasmiga ah. Dhulka lag la sheegay in la boobayo ayaana lagu magacaabaa Bangala.