HomeAll newsDhulboob Ka Socda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Wuqooyi Galbeed Soomaaliya.

Dhulboob Ka Socda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Wuqooyi Galbeed Soomaaliya.

Qoys ku nool magaalada Hargeysa ayaa sheegay in xubno katirsan maamulka la baxay Soomaaliland ay dhulboob ku hayaan.

Magaalada Hargeysa waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay laga soo tabinayay, dhulboob la sheegey iney geysanayaan, masuuliyiin katirsan maamulka la baxay Soomaaliland.

Qoys ku nool magaalada ayaa sheegay, in si xoog ah dhulkooda lagu qaadanayo, islamarkaana rasaas loo adeegsaday.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular