HomeAll newsDowladda Fedaraalka oo Lagu Eedeeyay Carqaladeynta Ganacsiga Suuqa Bakaaraha.

Dowladda Fedaraalka oo Lagu Eedeeyay Carqaladeynta Ganacsiga Suuqa Bakaaraha.

Qaar kamid ah ganacsatada suuqa Bakaaraha iyo milkiilayaasha iska leh dhismayaasha ay ku ganacsadaan, ayaa cabasho ah waddo la’aan ka jirta suuqa qeybo kamid ah, oo ay ka dambeyso Dowladda Fedaraalka.

Waxay sheegeen milkiilayaasha iyo ganacsatadu, in la dhistay wadooyinkii soo gelilahaa ganacsiyadooda.

Waxay tilmaameen in dadka dhistay wadada soo gasha ganacsigooda iyo Dowladda Fedaraalku iska warqabaan oo ay iyadu ku dulheyso.

Halkaan ka Degso Warka Suuqa Bakaaraha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular