War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka, oo ku qornaa luuqadda Englishka, ayaa looga hadlay, ciidamada Itoobiya ee duullaanka ku jooga iyo howlgalka cusub ee bilaabanaya sanadka soo socda.
Halkaan ka Degso Warka Dowladda Fedaraalka