Faarax Macallin oo ah xubin katirsan baarlamaanka dalka Kenya, ayaa ka hadlay markabka shidaal baarista ee Turkigu usoo diray Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in tani ay dhici karto iney musiibo isku bedesho, halka kheyraad laga sugayo, maadaama buu yiri aaney cadeyn qodobada ay ku heshiiyeen Turkiga iyo Dowladda Federaalka.