HomeAll newsGachagua oo Diiday inuu is Casilo & TPLF oo Ceyrisay Hogaamiyaheeda.

Gachagua oo Diiday inuu is Casilo & TPLF oo Ceyrisay Hogaamiyaheeda.[WARBIXN]

Waxaa cirka isku sii shareeray khilaadka udhexeeya madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, kadib markii ay baarlamaanka dalkaasi muushin ka geeyeen Gachagua.

Geesta kale jabhadda Tigreega ee TPLF ayaa ceyrisay, madaxweynihii maamulka mumeel gaarka ahaa ee ka jiray gobalka Tigreega kaasi oo ku xirnaa Dowladda Itoobiya.

Halkaan ka Degso Wararka Kenya iyo Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular