HomeAll newsGolaha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka oo Mudo Kordhin Usameeyay Madaxda Maamul Gobaleedyada.

Golaha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka oo Mudo Kordhin Usameeyay Madaxda Maamul Gobaleedyada.

Golaha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka ayaa isku raacay in Doorashooyinka madaxda maamul goboleedyada la qabto Sebtembar 2025, taasoo ka dhigan in muddo sanad ah loo kordhiyay muddo xileedkooda.

Waxaa go’aankaan la gaaray iyadoo ay madasha ka maqan yihiin maamullada Puntland iyo Jubbaland, kuwaas oo horey uga horyimid qorshahaan muddo kororsiga maamul goboleedyada.

Halkaan ka Degso Shirka Golaha

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular