HomeAll newsHaween Soomaali ah oo si Arxan Darro ah Loogu Dilay Magaalada Nairobi.

Haween Soomaali ah oo si Arxan Darro ah Loogu Dilay Magaalada Nairobi.

Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, waxaa ka dhacay fal argagax badan, oo dil loogu geystay haween Soomaali ah.

Illaa sadex haween ah, oo kala ah hooyo, gabadheed iyo gabar kale oo ay ilmo habareed yihiin, ayaa meydadkooda lasoo dhigay xaafadda Barkland ee magaalada Nairobi.

Haweenkan ayaa la sheegay iney raaceen gaari Tax ah, kadibna laga warheley iyadoo meydadkooda lasoo dhigay goobo kala duwan oo Nairobi kamid ah.

Mid kamid ah haweenka Soomaalida ah ee degan xaafadda Barkland ee Nairobi, ayaa ka warantay dhacdadan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular