Heshiiskaan ayay wilaayada islaamiga ah ee Sh-dhexe ku guuleysatay iney dhex dhigto, beelaha Daa’uud iyo Moobleen oo ka wada tirsan beelweynta Abgaal.
Labadaan beelood ayaa diyo loogu kala wareejiyay munaasabad ka dhacday degaan hoostaga degmada Balcad, waxaana diyada 4 qofood wareejiyay beesha Daa’uud, halka beesha Moobleen ay wareejisay diyada 2 ruux.
Waxaa goobta ka hadlay odayaasha labada beelood ee diyada kala qaatay, iyagoo ka warramay heshiiska la dhex dhigay.
Halkaan ka Degso Warka Heshiiska