HomeAll newsHeybta Tahriibiyaal Ku Dhintay Xeebaha Jabuuti oo La Xaqiijiyay.

Heybta Tahriibiyaal Ku Dhintay Xeebaha Jabuuti oo La Xaqiijiyay.

Waxaa la xaqiijiyay tahriibyaal dhawaan ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti, kadib markii ay la rogmatay doontii ay saarnaayeen.

Safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti ayaa xaqiijisay, in labadii doon ee dhawaan ku degay xeebaha dalka Jabuuti, kuna dhinteen inakbadan 40 ruux, ay dhamaantooda ahaayeen Itoobiyaan.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular