HomeAll newsHogaamiye Mucaarad ah oo Sheegay inuu Hoobasho ku Socdo Dhaqaalaha Itoobbiya.

Hogaamiye Mucaarad ah oo Sheegay inuu Hoobasho ku Socdo Dhaqaalaha Itoobbiya.

Hogaamiye Mucaarad ah ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka Itoobiya uu cagta saaray wadadii burburka.

Hogaamiyahaan oo lagu magacaabo Jowhar Maxamed ayaa shaaca ka qaaday, in dhaqaalaha Itoobiya uu ah marayo marxalad halis, wadajirka bulshada Xabashida iyo dhaqaalihii uu dalkaasi lahaa ayuuna sheegay inuu hubanti la’aan galiyay nidaamka Abiy Axmed.

Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay, in dowladda Itoobiya uu ufuran yahay hal khiyaar oo kaliya, kaas oo ah iney wada-xaajoodyo la furto kooxaha mucaaradku ah xukuumadda Adis Ababa.

Halkaan ka Degso Warka Dhaqaalaha Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular