Dalka Kenya ayaa 3 bilood gudaha hood laga diiwaan geliyay kiisas dilal ah oo kor udhaafaya 335 kiis.
Dilalkan ayaa dhacay intii udhaxeysay laga soo bilaabo bishii 8-deedaad ee sanadkan 2024-ka illaa bishan tobnaad ee aan ku gudajirno.
Warbixintaan lagu shaaciyay kiisaska ayaa kasoo baxday Booliska dowladda Kenaya, waxay kusoo aadeysaa iyadoo dalkaasi ay kusii badanayaan, Afduubka iyo dilalka loo geysanayo dadka.