HomeAll newsItoobiya oo Duqeymo ay ka Geystay Gobalka Amxarada ku Beegsatay Dad Rayid...

Itoobiya oo Duqeymo ay ka Geystay Gobalka Amxarada ku Beegsatay Dad Rayid ah.[DHAGEYSO]

Dowladda Xabashida Itoobiya lagu eedeeyay iney dad rayid ah ku duqeysay degaanno katirsan Gobalka Amxaarada.

Maalintii shalay ayaa lasoo warinayaa in diyaarado isugu jira kuwa aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka iyo kuwa qumaatiga ukaca aay duqeymo ka geysteen degaanno katirsan gobalka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

Duqeymaha ayaa waxa ay ka dhaceen degaanno ay kamid yihiin koonfurta Achefere oo udhaw iyo woqooyiga Mecha, waxaana qaarkood oo beegsaday iskuul ay ubadku wax ku dhigtaan ku dhaawacmay 1 ruux, halka uu burbur soo gaaray dhismaha iskuulka.

Degaanno kale oo katirsan isla gobalka ayay diyaaraduhu ku duqeeyeen dad beeraley ah, waxaana lasoo warinayaa iney geysteen dhimasho badan.

Halkaan ka Degso Warka Duqeymaha Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular