Dowladda Kenaya ayaa shaaca ka qaaday iney diiwaan galisay, geeridii ugu horreysay ee uu sababo cudurka Furqa Daanyeerada.
Wasaaradda caafimaadka ee Kenya ayaa xaqiijiyay geerida halkaan ruux, iyadoo ay jiraan dad kale oo cudurkaan la il daran.
13 Xaaladood oo cudurka Furquqa Daanyeerada ah ayaa laga soo diiwaan galiyay, 11 magaalo oo gudaha Kenya ah, waxaana kamid ah magaalooyinka Nairobi, Momobasa iyo Nakuru.
Cudurkaan oo dhawaan soo shaac badaxay ayaa isku wadamo badan oo ku yaalla caalamka, isagoona soo ritay dad badan.