HomeAll newsKhilaaf Adag oo ka Dhex Jira Midowga Jaamacadaha & Wasaaradda Wabarashada.

Khilaaf Adag oo ka Dhex Jira Midowga Jaamacadaha & Wasaaradda Wabarashada.

Khilaaf xoogan ayaa ka dhex taagan Midowga Jaamacadaha Soomaaliya iyo Wasaaradda Wabarashada Dowladda Federaalka.

Wasiirka wasaaradda Faarax Cabdulqaadir ayaa baarlamaanka Dowladda Federaalka ka hor sheegay in guddiga midowga Jaamacadaha aanu sharci ahayn.

Bayaan kasoo baxay Midowga Jaamacadaha, waxay iyaguna ku sheegeen inaaney la shaqeyn doonin Wasaaradda Waxbarashada, iyagoo tilmaamay in wasiirku doonayo meel marinta ajandayaal isaga u gaar ah.

Halkaan ka Degso Warka Khilaafka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular