HomeAll newsKhilaaf Ka Dhashey Khariirad ay Faafisay Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Dowladda Federaalka.

Khilaaf Ka Dhashey Khariirad ay Faafisay Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Dowladda Federaalka.

Waxaa buuq dhaliyay Map ay faafisay wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Dowladda Federaalka, oo ku saabsanaa maamul goboleedyada ka jira dalka.

Mapka ayaa meesha ka saaray maamulka Hir Shabeelle, isagoo ka dhigay labo gobol oo kala duwan, halka Galkacyana uu ku sheegay deegaano ku mursanyihin maamullada Puntland iyo Galmudug.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular