HomeAll newsMaamulka "Jubbaland" oo Lagu Eedeeyay Inuu Hurinayo Colaadda Gedo.

Maamulka “Jubbaland” oo Lagu Eedeeyay Inuu Hurinayo Colaadda Gedo. [Dhagayso]

Sarkaaal ayaa Dowladda Faderaalka iyo Maamulka la baxay Jubbaland ku eedeeyay iney hurinayaan colaadda Gedo.

Korneyl Aadan Axmad Xirsi (Rufle) oo kamid ah saraakiisha DF ee gobolka Gedo xisaabsan ayaa waxa uu colaadda ka taagan gobalkaasi ku eedeeyay inuu ka dambeeyso DowladdabFedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland.

Waxa uu tilmaamay in gobalka ay go’doon galiyeen labadaan maamul, isagoona soo qaatay cadeymo kuu ku sheegay iney muujinayaan ku lug lahaanshiyahooda colaadda.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular