Maamulka la baxay Puntland ayaa sheegay in la mamnuucay jallaabashada nuucyo kamid ah Kalluunka Badda.
Hadalka kasoo baxay maamulkaan ayaa dhaliyay hadal heyn, iyadoo xeebaha ku yaalla degaannada uu ka arrimiyo ay ka jiraan kalluumeysi sharci darro ah.
Halkaan ka Degso Warka Mamnuucidda Kalluunka