HomeAll newsMaamulka "Puntland" oo Sheegay inuu Fashilmay Shirkii Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Maamulka “Puntland” oo Sheegay inuu Fashilmay Shirkii Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Maxmuud Caydiid Dirir, wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland ayaa weerar afka ah ku qaaday Dowladda Federaalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxmuud.

Wuxuu sheegay in Xasan Sheekh Maxmuud aanu awood u lahayn inuu doorasho qof iyo cod ah ka hirgeliyo Soomaaliya, tallaabooyinka uu qadaayanayo ay kala fogeynayaan isaga iyo maamul goboleedyada.

Wuxuu sheegay in marka uu waqtigiisa dhamaado ay sugeyso in awood looga soo saaaro madaxtooyada, sidaba uu isagu ula dagaallamay Farmaajo, xilligii uu ahaa madaxweynaha Dowladda Federaalka.

Shirka maamul goboleedyada iyo Dowladda Federaalka, ayuu wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland sheegay inuu fashilmey.

Halkan ka dhagayso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular