HomeAll newsMaandooriyaha oo Dhibaato Ba'an ku Haya Bulshada Wajeer.

Maandooriyaha oo Dhibaato Ba’an ku Haya Bulshada Wajeer.[DHAGEYSO]

Nuucyada kala duwan ee maandooriyaha ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waxa ay kusoo badanayeen, gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya.

Tani ayaa sababtay in dhibaato iyo saameyn xooggan ay ku yeelato dadka ku dhaqan gobalka, iyadoo walaac laga muujiyay arrinkaas.

Dhalinyarada ayaa ah dadka ugu badan ee isticmaalaya maandooriyaha, waxaana dhacdooyinki ay sababeen kamid ah in dhalinyaradu ay dileen waalidiintooda.

Halkaan ka Degso Warka Bulshada Wajeer

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular