HomeAll newsMasuul Xabashi ah oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Tahay Mid Taagdaran.

Masuul Xabashi ah oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Tahay Mid Taagdaran.[DHAGEYSO]

Taliyaha ciidamada Itoobiya General Birhanu Jula, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay tahay dowlad taagdaran, oo aan xitaa maamulin magaalada Muqdisho.

“Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Xasan Sheekh Maxmuud, malahan awood ay ku maamulaan magaalada Muqdisho, iskaba daa iney la dagaallamaan dowladda Itoobiya. Itoobiya ayaa ka caawisa maamulka magaalada caasimadda ah” ayuu yiri taliyaha ciidamada Itoobiya.

Halkaan ka Degso Warbixinta Taliyaha Xabashiga ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular