HomeAll newsMaxay yihiin Arimaha Masar ku Horgudban oo u Diidan iney Saameyn ku...

Maxay yihiin Arimaha Masar ku Horgudban oo u Diidan iney Saameyn ku Yeelato Geeska Afrika?

Dalka Masar ee dhaca koonaha Waqoyi Bari ee qaaradda Africa ayaa la daaladhacaya xiisadda kal duwan iyo Tawaturaad siyasadeed oo kala Tun wayn, islamarkana hareeyay Waqoyigiisa ilaa koofurtiissa.

Xilli uu gumaad wadareerdka Yahuudda ee Jiidda Qazza iyo xiisadda ka taagan dalka Lubnaan ay galeen sanadkoodi labaad, laguna sii daray dagaalka sokeeye ee ka soconaya Suudaan oo madax kala sii Baxay mudda Sanad iyo bar ah iyo mushkiladda Masar kala dhaxayso Itoobiya, oo salka ku heysa biyaha wabiga AN-niil iyo biyo xireenka Al-Nahda, Ilaa laga soo gaaro loolanka ka holcaya Geeska Africa iyo Badda Cas, waxay Masar wajaheysaa culeesyo aan horey loo arag.

Halkan ka degso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular