HomeAll newsMukhaddiraad & Waxyaabo Dhacay oo Lagu Gubay Kurtunwaarrey.

Mukhaddiraad & Waxyaabo Dhacay oo Lagu Gubay Kurtunwaarrey.[DHAGEYSO]

Howlgallo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka sameeyeen degmada Kurtunwaarrey ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose, ayaa waxay kusoo qabteen mukhaddiraad iyo waxyaabo dhacay.

Goob fagaare ah ayaa lagu gubay waxyaabahaan oo halis ku ah caafimaadka bulshada.

Halkaan ka Degso Warka Waxyaabaha la Gubay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular