HomeAll newsPuntland oo Dowladda Fedaraalka ku Eedeysay Hurinta Colaadaha ka Jira Degaannadeeda.

Puntland oo Dowladda Fedaraalka ku Eedeysay Hurinta Colaadaha ka Jira Degaannadeeda.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ujeediyay eedeymo waaweyn, xilli uu warbaahinta kula hadlayay magaalada Garoowe.

Wuxuu sheegay iney ay dhaqaale ku bixineyso qalalaase iyo deganaasho la’aan ay ka abuurto degaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi sida uu hadalka u dhigay.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaasi ku daray, in laamaha amniga ee maamulkooda ay fasax uqabaan, iney tallaabo ka qaadaan cidkasta oo ku howlan dhibaato ka dhacda goobaha ay maamulaan.

War Cabdalle iyo Maamulka Puntiland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular