Bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa ka hadlay, saameynta ka dhalatay lacagta Shilin Soomaaliga oo aan laga istcmaalin magaaladaas.
Waxay tilmaameen in caqabad weyn ay ku noqotay lacagta Shilin Soomaalida oo aan magaalada laga iticmaalin, taas badalkeedana ay magaaladu ka shaqeynayaan lacagaha qalaad.
Dadka ayay sheegeen ineysan wada heli lacagaha qalaad, shilin Soomaaliga la joojiyayna uu sababay inuu burburo dhaqaalaha.